Carousel

Faa’iidada Milkiile aad ku dooranayso

YourShop
Furo Dukaan Online ah

Waxaad dukaan online ah ka furan kartaa Milkiile weliba dukaan ku habboon shaqada aad qabato. Dukaankaan oo noqon doono midka aad ku soo bandhigto alaabaha iyo adeegyada aad bixiso adiga oo fursad u heli doono inaad si fudud ku gaarsiiso alaabtaada iyo adeegyadaada dad fara badan.

Chat
La hadal macaamiisha

U jawaab macaamiisha kaala  soo hadli doono qaybta wada  hadalka Milkiile. Si kor loogu qaado jaaniska aad degdeg ugu heli karto macmiil badan waxaad si toos ah ula sheekeysan kartaa macmiisha danaynayso xayaysiintaada. 

Button
Bilaash ku xayaysiiso

Milkiile waxa uu ku siin doonaa bil kasta xayaysiimo lacag la’aan ah. Soo geli alaabo tayo leh oo haka wal walin lacagta soo gelinta. Bil kasta waxaad heli doontaa xayaysiimo lacag la’aan ah weliba qayb kasta (category) taas oo uu sahlidoonto inaad bilaash ku soo geliso xayaysiimahaaga. Haddii aad inta lagu siiyay ka badan u baahato qiimo jaban ayaad Credit ku iibsan kartaa. 

More
Gaarsii alaabtaada dad badan

Qaabka ugu fudud ee aad hantidaada iyo alaabtaada ku gaarsiin karto dad badan waa inaad Milkiile isticmaasho. Maalmahaan inta badan shayga inta aan la iibsan waxaa laga baaraa baraha internetka si loo fiiriyo qiimaha iyo qiimaha oo isku barbar dhig loogu sameeyo alaabaha la midka ah. Hadda dukaankaaga ka furo Milkiile oo lacag ku soo geli alaabtaada iyo hantidaada 

Promote
Kor u qaad xayaysiintaada

Si dad badan u arkaan xayaysiintaada oo aad degdeg ugu iibiso ama ugu kireyso isticmaal adeegyada sare qaade, muujiye, cusboonaysiiye iyo spotlight oo si fudud macmiil ku hel. Qiimo jaban ku iibso Credit kugu filan si aad kor ugu qaado xayaysiimahaaga.

Management
Add your team

Shaqaalahaada iyo la’aamaha dukaankaaga waad diiwaan gashan kartaa oo si fudud ayaad u maamuli kartaa. Tabar kugu filan ayaan ku siin doonnaa si aad degdeg ula qabsato systemka. 

Verify
Dhis kalsoonida macaamiisha 

Haddii aad ku soo biirto Milkiile, waxaan kaa caawin doonnaa inaad hesho kalsoonida macaamiisha anaga oo macaamiisha tusi doonno xiliga aad ku soo biirtay iyo cadaynta inaad tahay dukaan la xaqiijiyay xogtiisa. 

Support
Dedicated contact person

Get a dedicated executive to help you with all your needs, including posting ads! You additionally get access to our sales and customer support teams throughout your membership period.

Kala soo deg Appka

Iibi ama iibso. Weliba qaab bilaash ah

app-storegoogle-play
Banner

Kala soo deg Appka

Iibi ama iibso. Weliba qaab bilaash ah

app-storegoogle-play
Banner

Milkiile.com waxaa iska leh shirkadda Bycent Technologies, Dhammaan Xuquuqdu waa dhowrsan tahay, 2024

Warbixinada, xayaysiimaha, sawirada iyo dhammaan xogta macaamiishu soo geliso milkiile.com, kaliya soo geliyaha ayay masuuliyadi ka saaran tahay saxnimada xogtiisa oo milkiile.com wax masuuliyad ah kuma lahan