about-us

Ku soo dhawaaw suuqa casriga ah ee Milkiile

Milkiile waa suuq wax lagu xayaysiisto ayna leedahay shirkadda Bycent Technology ee xarunteedu tahay dalka Turkiga. Milkiile waa suuq shakhsi kasta iyo shirkad kasta ku xayaysiisan karaan alaabaha, hantida iyo gaadiidka, weliba adiga oo heli doono bil kasta xayaysiimo lacag la’aan ah. Sidoo kale waa suuq iibiyaha iyo iibsaduhu isku madax banaan yihiin, oo milkiile wax lacag khidmad ah kama qaaddo iibiyaha iyo iibsadaha.

Maxaad Milkiile ku dooran kartaa:
  • Waa Website Af-Soomaali ah

  • Xayaysiimo la hubiyay oo kaliya ayaa lagu shaacin doonaa

  • Shirkado la hubiyay oo kaliya ayaa ku jiri doonaa

  • Waxa uu leeyahay qayb wada hadal (chat) oo kuu sahlaya inaad iibiyaha la hadasho

  • Bil waliba waxaad heli doontaa xayaysiis lacag la’aan ah

  • Macaamiishu waxa ay cabasho ka soo gudbin karaan wax kasta oo khaldan

  • Qofkii akoonkiisa la xiro dib dambe akoon uma furan doono

  • Xogtaada qof kale lalama wadaagi doonno oo meel aadan ogayn laguma faafin doono

  • Haddii aad u baahan tahay nambarkaada waad qarsan kartaa oo qofkii u baahan adeegaada qaybta wada hadalka ayuu kaala soo hadli karaa

Intaas iyo ka badan ku dooro Milkiile oo ku soo biir suuqaan casriga ah.

Kala soo deg Appka

Iibi ama iibso. Weliba qaab bilaash ah

app-storegoogle-play
Banner

Kala soo deg Appka

Iibi ama iibso. Weliba qaab bilaash ah

app-storegoogle-play
Banner

Milkiile.com waxaa iska leh shirkadda Bycent Technologies, Dhammaan Xuquuqdu waa dhowrsan tahay, 2024

Warbixinada, xayaysiimaha, sawirada iyo dhammaan xogta macaamiishu soo geliso milkiile.com, kaliya soo geliyaha ayay masuuliyadi ka saaran tahay saxnimada xogtiisa oo milkiile.com wax masuuliyad ah kuma lahan