about-us

Ku soo dhawaaw suuqa casriga ah ee Milkiile

Milkiile waa suuq wax lagu xayaysiisto ayna leedahay shirkadda Bycent Technology ee xarunteedu tahay dalka Turkiga. Milkiile waa suuq shakhsi kasta iyo shirkad kasta ku xayaysiisan karaan alaabaha, hantida iyo gaadiidka, weliba adiga oo heli doono bil kasta xayaysiimo lacag la’aan ah. Sidoo kale waa suuq iibiyaha iyo iibsaduhu isku madax banaan yihiin, oo milkiile wax lacag khidmad ah kama qaaddo iibiyaha iyo iibsadaha.

Maxaad Milkiile ku dooran kartaa:
  • Waa Website Af-Soomaali ah

  • Xayaysiimo la hubiyay oo kaliya ayaa lagu shaacin doonaa

  • Shirkado la hubiyay oo kaliya ayaa ku jiri doonaa

  • Waxa uu leeyahay qayb wada hadal (chat) oo kuu sahlaya inaad iibiyaha la hadasho

  • Bil waliba waxaad heli doontaa xayaysiis lacag la’aan ah

  • Macaamiishu waxa ay cabasho ka soo gudbin karaan wax kasta oo khaldan

  • Qofkii akoonkiisa la xiro dib dambe akoon uma furan doono

  • Xogtaada qof kale lalama wadaagi doonno oo meel aadan ogayn laguma faafin doono

  • Haddii aad u baahan tahay nambarkaada waad qarsan kartaa oo qofkii u baahan adeegaada qaybta wada hadalka ayuu kaala soo hadli karaa

Intaas iyo ka badan ku dooro Milkiile oo ku soo biir suuqaan casriga ah.

Get the app.

Sell or buy. Almost anything.

app-storegoogle-play
Banner

Get the app.

Sell or buy. Almost anything.

app-storegoogle-play
Banner

Milkiile.com is owned by Bycent Technologies™, All Rights Reserved, 2024

Reports, advertisements, images and all information submitted by customers to milkiile.com is the responsibility of the contributor for the accuracy of his information and milkiile.com has no responsibility