Carousel

Adeegyada kor u qaadista

Adeega sare qaad (Feature)

Adeega feature waa adeega ugu saameynta badan adeegyadeena oo kuu sahlaayo in xayaysiintaadu muddada aad dooratay ay noqoto tan ugu sarreyso bogga natiijada. Waxaad xayaysiintaada ku hayn kartaa bogga hore ee natiijada 3 maalin, 7 maalin ama 14 maalin. 

Featured
Urgent

Adeega Deg deg (Urgent)

Haddii aad doonayso in macaamiishu ogaadaan inaad doonayso inaad degdge ku iibiso ama ku kireyso qaabka ugu fudud oo aad macaamiisha ugu sheegi karto waa inaad isticmaasho adeega 'Deg Deg' oo xayeysiintaada u yeeli doono soo jiidasho dheeraad ah yeelato.

Adeega cusboonaysiiye

Adeegga cusboonaysiiye waa ka jaban yahay adeega feature dhanka lacagta. Adeega Auto Renew Waa in xayeysiintaada la cusboonaysiiyo maalin kasta si ay uga saro marto kuwa ka dambeeyay. 

BumuUp

Hadda Isticmaal

Promote
Hadda Kor u qaad

Dooro adeegga kugu habboon oo si fudud ku iibi alaabtaada.

CallCenter
Caawinaad Hel

Xog badan ka qaado mid ka mid ah waaxda caawinta macaamiisheena

Get the app.

Sell or buy. Almost anything.

app-storegoogle-play
Banner

Get the app.

Sell or buy. Almost anything.

app-storegoogle-play
Banner

Milkiile.com is owned by Bycent Technologies™, All Rights Reserved, 2024

Reports, advertisements, images and all information submitted by customers to milkiile.com is the responsibility of the contributor for the accuracy of his information and milkiile.com has no responsibility